03 Jul 2024

Garoowe: 25-6-2024

Wasiiir kuxigeenka wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Waxyeelada Masiibooyinka Dowlada Puntland Mudane Axmad Siciid Qaloombi ayaa kulan laqaatay Madaxda Xafiiska UN’OCHA Puntland, Mr.Thomas Nyambane oo Ah UQaabilsanaha Arimaha bini’aadantinimada UN’OCHA iyo Mohamed Gooni

Ujeedka shirka ayaa ahaa kor uqaadida, isku dubaridka arrimaha bani’aadninamada iyo uqareemida dadka nugul

Ugu danbayn Wasiirku xigeenka Wasaaradda iyo Madaxda UN’OCHA Ayaa kawada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqaynta Arimaha Bini’aadanimo ee degaanada Puntland waxayna kubalameen in lasii dardar geliyo Hawlaha shaqo ee socda lana sii xoojiyo xiriirka labada dhinac.

…..DHAMAAAD…….

BAAHINTA XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGELINTA WASAARADDA GARGAARKA IYO MAARAYNTA MASIIBOOYINKA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *