19 Apr 2022

Kormeer Xarunta maareynta xogaha biyaha iyo dhulka Puntland

Garoowe: 19 Abriil, 2022:Wafdi uu hormuud u yahay wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Cabdullaahi Cabdi Xirsi uuna ku wehliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Xaashi Xuseen Faarax ayaa kulan shaqo iyo is xog waraysi u yimid Xarunta maareynta xogaha biyaha iyo dhulka Puntland, waxaa xarunta kusoo dhaweeyay Agaasimaha guud mudane Abdinur Ali Jama oo warbixin ka siiyay shaqooyinka ka socda xarunta, Sidoo kale waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta Wasaaradda iyo Xarunta IMC.Madaxda Wasaaradda waxay bogaadiyeen shaqada ay xaruntu uhayso bulshada.#MOHADMPL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *