20 Apr 2022

Shirka Wasaaradda iyo Hay’adaha Caalamiga ah

Garoowe, 20April2022.Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka iyo Agaasimaha Guud Ayaa ka Qayb galay kulan ka dhacaY martisoor oo Ay Maamulka Cusub Ee Wasaaradda iyo Haayadaha caalamigaa puntland fadhigoodu yahay ku kulmeen .Ujeedka kulanka ayaa ahaa is barasho iyo si looga jawaabi lahaa baahida abaaraha ee ka jirta deeganada puntland .Kulanka inta uu socday waxa ay wasaraddu soo bandhigtay xogo muhiim ah oo la xiriira Abaaraha .Waxaa kulanka Qayb ka ahaa wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha puntland iyo madaxda Haayadaha .Waxaa ugu danbayntii laysla qaatay si wada jir ah in looga jawaabo xaaladaha ka taagan deeganada abaartu saamaysay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *